Skip to main content

Barashada Afsoomaaliga (Heerka 2aad)


somX

About This Course

Koorsada Barashada Af-Soomaaliga (Heerka 2aad) waxay si qoto dheer u horumarinaysaa xirfaddaha kala duwan ee salka u ah luuqadda af-Soomaaliga, sida Akhriska iyo Qoraalka.. Waxaa si gaar ah loogu baran doonaa dhismaha weeraha, sheeko dhaqameedyo ka turjumaya hiddaha Soomaalida, iyo Aasaaska naxwaha af-Soomaaliga. Casharrada waxaa loo diyaariyay qaab fudud, si ardaydu ugu fududaato fahanka. Cutubyada koorsadan ayaa diiradda saaraya:.

What You’ll Learn

    1.
  • Fahanka iyo adeegsiga Ereyada.
  • Dhismaha Weeraha.
  • Habdhigaalka saxda ah ee af Soomaaliga.
  • Aasaaska Naxwaha af-Soomaaliga.
  • Akhrinta iyo fahamka sheekooyinka dhaqanka Soomaalida.
  1. Course Number

    SX2024018
  2. Classes Start

  3. Classes End

Enroll