Cabdinaasir Cabdi Daa'uud
Cabdinaasir Kaafi waa baresare oo ka tirsan Akadeemiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), sidoo kalena ah khabiir cilmi-afeed gaar ahaan luqadda af Soomaaliga.
Maaddada af Soomaaliga waxaan ugu talogalnay barashada af Soomaaliga ee aasaasiga ah. Waxayna gudbinaysaa duruus guud oo la xariirta xirfaddaha kala duwan ee salka u ah af Soomaaliga sida akhriska iyo qoraalka.
Cutubaka 1aad: Alifba’da af Soomaaliga
Cutubka 2aad: Dhismaha Ereyada 1aad
Cutubka 3aad: Dhismaha Ereyada 2aad
Cutubka 4aad: Tirooyinka
Cutubka 5aad: Dhismaha Weeraha
Cabdinaasir Kaafi waa baresare oo ka tirsan Akadeemiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), sidoo kalena ah khabiir cilmi-afeed gaar ahaan luqadda af Soomaaliga.
Cabdiwali Maxamed Sheekh waa baresare oo ka tirsan Akadeemiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), sidoo kalena ah khabiir cilmi-afeed ku xeeldheer arrimaha af Soomaaliga.