Skip to main content

$ 14.99

Lifetime access

The course starts on TODAYSeptember 15, 2024

Course will end on November 14, 2024

6 Weeks (1-3 hours per week)

Enroll

Last update on February 26, 2024

Barashada af Soomaaliga (Heerka 1aad)

somX
Maaddada af Soomaaliga waxaan ugu talogalnay barashada af Soomaaliga ee aas’aasiga ah. Waxayna gudbinaysaa duruus guud oo la xariirta xirfaddaha kala duwan ee salka u ah af Soomaaliga sida akhriska iyo qoraalka.
Somali
Self Paced
Verified certificate

Barashada af Soomaaliga (Heerka 1aad)

somX

ABOUT THIS COURSE

Maaddada af Soomaaliga waxaan ugu talogalnay barashada af Soomaaliga ee aasaasiga ah. Waxayna gudbinaysaa duruus guud oo la xariirta xirfaddaha kala duwan ee salka u ah af Soomaaliga sida akhriska iyo

What you'll learn

  • 1. Maaddada af Soomaaliga waxaad ku baran doontaa akhris qoraalka.
  • 2. Habdhigaalka saxda ah ee af Soomaaliga.
  • 3. Iyo macluumaad kale oo la xariira af Soomaaliga.

Course content

Cutubaka 1aad: Alifba’da Af Soomaaliga

Hordhaca maaddada

1 lectures

Casharka 1aad: Shibbanaayaasha Waaweyn

2 lectures

Casharka 2aad: Shibbanaayasha Yaryar

2 lectures

Casharka 3aad: Shaqallada Waaweyn

2 lectures

Casharka 4aad: Shaqallada Yaryar

2 lectures

Casharka 5aad: Shaqallada dhaadheer

2 lectures

Falcelinta Cutubaka 1aad ee Alifba’da Af Soomaaliga

1 lectures

Cutubka 2aad: Dhismaha Ereyada 1aad

Hordhaca Cutubka 2aad

1 lectures

Casharka 1aad: Shibbanayaasha iyo Shaqallada Gaagaaban

2 lectures

Casharka 2aad: Shibbanayaasha iyo Shaqallada Dhaadheer

2 lectures

Casharka 3aad: Isku Xirka Shibbanayaasha iyo Shaqallada Gaagaaban

2 lectures

Casharka 4aad: Isku Xirka shibbanayaasha iyo Shaqallada Dhaadheer

2 lectures

Casharka 5aad: Barashada Dhismaha Ereyada

2 lectures

Falcelinta Cutubka 2aad ee Dhismaha Ereyada 1aad

1 lectures

Cutubka 3aad: Dhismaha Ereyada 2aad

Hordhac Cutubka 3aad

1 lectures

Casharka 1aad: Adeegsiga Hamsada

2 lectures

Casharka 2aad: Xarfaha Laballaabma

2 lectures

Casharka 3aad: Barashada Ereyada Isku Macnaha ah

2 lectures

Casharka 4aad: Barashada Ereyada Lidka Isku ah

2 lectures

Falcelinta Cutubka 3aad ee Dhismaha Ereyada 2aad

1 lectures

Cutubka 4aad: Tirooyinka

Hordhaca Cutubka 4aad

1 lectures

Casharka 1aad: Lambarada Tirooyinka

2 lectures

Casharka 2aad: Xarfaha Tirooyinka

2 lectures

Falcelinta Cutubka 4aad ee Tirooyinka

1 lectures

Cutubka 5aad: Dhismaha Weeraha

Hordhaca cutubka 5aad

1 lectures

Casharaka 1aad: Weero Gaagaaban

2 lectures

Casharka 2aad: Weero Dhaadheer

2 lectures

Casharka 3aad: Tilmaamaha

2 lectures

Casharka 4aad: Lahaanshaha

2 lectures

Falcelinta Cutubka 5aad ee Dhismaha Weeraha

1 lectures

Cutubka 6aad: Sheeko Gaaban

Casharka 1aad: Sheekadii Sadexda Dibi iyo Libaaxa

1 lectures

Layliga Cutubka 6aad

2 lectures

Gunaanadka maadada iyo waxa xiga

1 lectures

Qiimaynta maadada

1 lectures

Instructors

instructor-avator

Abdiweli Mohamed Sheikh

5 Learners

1 Course
instructor-avator

Abdinasir Abdi Da'ud

5 Learners

1 Course